Thursday, August 27, 2026

Federaalka

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Soo Xiray Shirwaynaha Lixaad Ee Hogaanka Iyo Hal-abuurka Soomaaliyeed

Muqdisho, Soomaaliya- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo soo xiray Shirweynaha 6-aad ee hoggaanka iyo hal abuurka Soomaaliya kaas oo sadexdii maalin...

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Warqadaha Aqoonsiga Safiirnimo Kagudoomay Safiirada Sideed Dal

Muqdisho, Soomaaliya- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka kaga guddoomay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo Safiirro ka socda siddeed...

Dowladda Jarmalka oo aqoonsatay Baasaboorka Diblumaasiga ah ee Soomaaliya.

Dowladda Jarmalka ayaa ku dhawaaqday in ay aqoonsatay Baasabaroorka Diblumaasiga ah ee Soomaaliya, waxaa tallaabadaan soo dhaweysay Dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan hay’adda socdaalka...

Gudoomiye Kuxigeenka Aqalka Sare Oo Kormeer ugu tagay Guddiga Dib U Eegista iyo La Socodka Hirgelinta Dastuurka

Guddoomiye ku xigeenka koowaad Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cali Shacbaan Ibraahim, ayaa maanta kormeer kooban ugu tagay Guddiga dib u eegista...

Wasiir Al-Makhzoumi oo qaabishay wafdi ka socday Boqortooyadda UK

MUQDISHO, Soomaaliya - Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo dhaweysay Wafdi sare oo...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Booqday Dakadda Caalamiga ah ee Tanger Med

Tangier, Marooko- Ra’iisul Wasaaraha  Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, oo weli ku guda jira howlihii shaqo ee uu u joogay Boqortooyada Morooko, ayaa...

Soomaaliya oo ku jirta liiska dalalka ay maamulka Trump dib-u-eegista adag ku sameyn doonan Green Card-yadooda.

‎Maamulka Trump ayaa ku dhawaaqay siyaasado cusub oo adag, kuwaas oo faraya in si kiis-kiis ah dib loogu qiimeeyo dhammaan Green Card-yada ay haystaan...

Mudanayaasha Golaha Shacabka Oo Ka dooday Heshiiska Asaasida Ciidanka Heeganka Ee Bariga Afrika

Muqdisho Soomaaliya- Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga todobaad kulankiisa 15-aad, oo uu shir guddoominayay...