MOGADISHU, Soomaaliya – Xukumadda Soomaaliya ayaa diiday qaar kamid ah qoddobo ka hor imaanaya Diinta Islaamka oo ku jira Sharciga Axdiga Xuquuqda Carruurta oo dhawaan ay ansixiyeen Xildhibaannada Golaha Shacabka.
War-saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Horumarinta Qoyska iyo Xuquuqda Aadanaha ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ay diideen qodobo gaar ah oo ku jira Axdiga Xuquuqda Carruurta Afrika, ka dib markii dib-u-eegis qoto-dheer lagu sameeyay.
Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka


